Artwork

Вміст надано United Nations Assistance Mission in Somalia. Весь вміст подкастів, включаючи епізоди, графіку та описи подкастів, завантажується та надається безпосередньо компанією United Nations Assistance Mission in Somalia або його партнером по платформі подкастів. Якщо ви вважаєте, що хтось використовує ваш захищений авторським правом твір без вашого дозволу, ви можете виконати процедуру, описану тут https://uk.player.fm/legal.
Player FM - додаток Podcast
Переходьте в офлайн за допомогою програми Player FM !

Path to Peace (Episode 310): Young Rural Women

15:44
 
Поширити
 
Manage episode 344150859 series 2276607
Вміст надано United Nations Assistance Mission in Somalia. Весь вміст подкастів, включаючи епізоди, графіку та описи подкастів, завантажується та надається безпосередньо компанією United Nations Assistance Mission in Somalia або його партнером по платформі подкастів. Якщо ви вважаєте, що хтось використовує ваш захищений авторським правом твір без вашого дозволу, ви можете виконати процедуру, описану тут https://uk.player.fm/legal.
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan uga hadleynaa doorka haweenka iyo gabdhaha yaryar ay ka ciyaaraan Soomaaliya, iyadoo 15ka Oktoobar caalamka laga xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Miyiga. Waxaan wareysanay Nimco Cali Xirsi, sarkaalka jandarka ee hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO oo ka hadleysa horumarka ay sameeyeen haweenka da'da yar ee miyiga, caqabadaha ay wajahayaan iyo waxa ay tahay in la sameeyo si loo taageero. Nimco ayaa sidoo kale ka hadleysa arrinta rabshadaha jinsi ee ka dhanka ah haweenka ee miyiga ka dhaca iyo tallaabooyinka la qaaday si wax looga qabto. Qaybta labaad, Aamina Cabdi Cali, oo FAO ka tirsan, ayaa ka hadleysaa waxa ay hay'adda sameyneyso si ay uga caawiso haweenka da'da yar ee miyiga ku dhaqan dhanka waxbarashada, barashada beeraha iyo maareynta xoolaha la dhaqdo. Aamina ayaa ka sheekeyneysa sida haweenka yaryar ay u maareeyaan caqabadaha maalin laha ah ee ay la kulmaan guud ahaan dalka. Barnaamijka waxaa daadihinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed. Nala wadaag aragtidaada ama waaya aragnimadaada ku aadan arrimahaan. Soo wac idaacadda aad jeceshahay inta uu barnaamijka socda maanta xilliyadaan. Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Sanguuni Radio (9.00 a.m.) Waamo Radio (9.00 a.m.) Isnaay Radio (9.00 a.m.) Beerlula Radio (9.00 a.m.) Arlaadi Radio (Arbaco 9.00 a.m.) Radio Daar-Dheer (9.00 a.m.) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ---------------------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----------------------- ----------------------- This week on #TubtaNabadda, we discuss the role rural women and girls play in Somalia as the world marks the International Day of Rural Women, which falls on 15 October. We interview Nimco Ali Hersi, a gender officer at the UN Food and Agriculture Organization, asking her about the developments made by young rural women in the country, the challenges they face and what needs to be done to assist them. Ms. Hersi also talks about the issue of gender violence in rural areas and what steps are being taken to address it. In the second interview, Amina Abdi Ali, a market garden expert at the UN Food and Agriculture Organization, speaks about what it is doing to assist young rural women access education and learn about farming and livestock management. Ms. Ali also speaks about how young women deal with daily challenges in rural areas across the country. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your opinion on the current situation of young rural women and girls and they role they play in Somalia, or any experiences you may have in this field. Call in your favourite radio station during the show today.
  continue reading

284 епізодів

Artwork
iconПоширити
 
Tutti gli episodi

×
 
Loading …

Ласкаво просимо до Player FM!

Player FM сканує Інтернет для отримання високоякісних подкастів, щоб ви могли насолоджуватися ними зараз. Це найкращий додаток для подкастів, який працює на Android, iPhone і веб-сторінці. Реєстрація для синхронізації підписок між пристроями.

Короткий довідник