Artwork

Вміст надано United Nations Assistance Mission in Somalia. Весь вміст подкастів, включаючи епізоди, графіку та описи подкастів, завантажується та надається безпосередньо компанією United Nations Assistance Mission in Somalia або його партнером по платформі подкастів. Якщо ви вважаєте, що хтось використовує ваш захищений авторським правом твір без вашого дозволу, ви можете виконати процедуру, описану тут https://uk.player.fm/legal.
Player FM - додаток Podcast
Переходьте в офлайн за допомогою програми Player FM !

Path to Peace (Episode 309): World Mental Health Day

17:20
 
Поширити
 
Manage episode 343314375 series 2276607
Вміст надано United Nations Assistance Mission in Somalia. Весь вміст подкастів, включаючи епізоди, графіку та описи подкастів, завантажується та надається безпосередньо компанією United Nations Assistance Mission in Somalia або його партнером по платформі подкастів. Якщо ви вважаєте, що хтось використовує ваш захищений авторським правом твір без вашого дозволу, ви можете виконати процедуру, описану тут https://uk.player.fm/legal.
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkaan #TubtaNabadda waxaan ku xuseynaa Maalinta caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka oo 10ka October sanad walba dunida laga xuso. Wareysiga hore ee barnaamijka, waxaan ku wareysanay Wakiilka Hay'adda Caafimaadka WHO u qaabilsan Soomaaliya Dr. Mamunur Rahman Malik, oo ka warbixin doona xaaladda caafimaadka dhimirka ee Soomaaliya, iyo sidoo kale waxa loo baahan yahay in la sameeyo si adeeg caafimaad oo dhanka dhimirka ah loo siin lahaa dadka Soomaaliyeed. Wareyisga labaad ee barnaamijka waxaan la yeelanay Idil Cawil Cilmi, aqoonyahan ku taqasusay caafimaadka dhimirka oo ka tirsan xarunta caafimaadka ee DawaRuux, oo ka sheekeyneysa waxa ay tahay in la sameeyosi loola dagaalamo faquuqa iyo cabsida dadka Soomaaliyeed ay ka qabaan cudurada caafimaadka dhimirka la xariira. Idil waxa ay sidoo kale ka hadleysaa waxa ay tahay in la sameeyo si loo xoojiyo daryeelka caafimaadka dhimirka iyadoo la marayo ururada bulshada. Barnaamijka waxaa daadihinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed Nala wadaag aragtidaada ku aadan muhiimadda caafimaadka dhimirka ama tallaabooyin socdo ee la xariira xoojinta caafimaadka bulshadaada. Soo wac idaacada aad ugu jeceshahay inta wakhtiyadaan lagu gudo jiro. Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Sanguuni Radio (9.00 a.m.) Waamo Radio (9.00 a.m.) Isnaay Radio (9.00 a.m.) Beerlula Radio (9.00 a.m.) Arlaadi Radio (Arbaco 9.00 a.m.) Radio Daar-Dheer (9.00 a.m.) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ----------------------------------------------------------------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ------------------------------ ------------------------------ This week on #TubtaNabadda, we mark World Mental Health Day, which is celebrated on 10 October annually. In the first interview, the Country Representative of the World Health Organization, Dr. Mamunur Rahman Malik, discusses the situation of mental health in Somalia, as well as what needs to be done to provide mental health services to the people of Somalia. In the second interview, a mental health specialist from the DawaRuux Health Centre, Idil Awil Elmi, discusses what should be done to combat the discrimination and stigma that exist among Somali people around mental health disorders. She also talks about what should be done to strengthen mental health care through community-based networks. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your opinion on the importance of mental health or any initiative taking place to strengthen it in your communities. Call in your favourite radio station during the show today.
  continue reading

282 епізодів

Artwork
iconПоширити
 
Усі епізоди

×
 
Loading …

Ласкаво просимо до Player FM!

Player FM сканує Інтернет для отримання високоякісних подкастів, щоб ви могли насолоджуватися ними зараз. Це найкращий додаток для подкастів, який працює на Android, iPhone і веб-сторінці. Реєстрація для синхронізації підписок між пристроями.

Короткий довідник