Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
…
continue reading
4 qof oo loo qabtay dambiga lacag dhaqidda. Shil shaqo oo ka dhacay Volvo. Xukunka wiilkii lagu helay dambi dil oo la adkeeyey.Sveriges Radio
…
continue reading
Boostada oo daroogo badan laga helo. Rugo caafimaad oo cillado loo xiray. Kafeega oo qiimihii ugu sareeyey 50 sano gaaray.Sveriges Radio
…
continue reading
Afar qof ayooaa lagu xukumay xabsi daa'in kadib laba toogasho oo la gaystay. Shirkadda warbaahinta Schibsted oo dhimaysa shaqaale. Masraxa Kungliga Operan oo la dayactirayo.Sveriges Radio
…
continue reading
Labo qarax oo dhacay xalay. Magacyada ugu caansan ee carruurta loogu bixiyey sannadkii hore. Nin ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu toogtay deriskiisa.Sveriges Radio
…
continue reading
Muwaadin Iswiidhish ah oo looga shakisan yahay dambi argagixiso. Degmada Botkyrka oo aan dooneyn inay dib u bixiso deeqda dowladda. Iswiidhishka oo dayaca erayada sirta internetka.Sveriges Radio
…
continue reading
Qiimaha cuntada ayaanan sidii hore u kordhaynin, sahanka qiimaha sannadlaha ah oo uu sameeyay ururrka hawlgabka qaranka-PRO ayaa sidaa muujinaya. Tan iyo bilawgii sanadkan, ayaa la mamnuucay in la isticmaalo maadada nadaafadda loo isticmaalo haddi ay dhuunta tubada ee biyuhu maraan xiranto. Tirada ashkatooyinka ku saabsan xadgudubyada ee iskuullada…
…
continue reading
Booqashada madxafyada dalka oo kor u kacday sannadkii hore. Sannadkii hore ayuu adeegga kastamku joojiyay qashinka khatarta ah ama haraaga wasakhda ee loodhoofiyo waddammo ka baxsan qaaradda Yurub. In ay tareennadu wakhtiga ilaaliyaan ama ku yimaadeen Iswiidhen ee sannadkii hore ayaa ahayd tii ugu xumayd tan iyo sannadkii 2010.…
…
continue reading
Sicir bararka dalka Iswiidhan ee bishii Disembar ayaa ahaa 1.5 boqolkiiba. Waxaa maanta bilowday maxkamadeynta Salwan Momika iyo Salwan Najem oo lagu eedeeyay in ay kicinayeen dad gaar ah. Waalidiinta Iswiidhishka ayaa wakhti ka yar ku bixiyay daryeelka la joogitaanka carruurtooda xanuunsan ama waxaa afka Iswiidhishka loogu yeero vab sanadkii hore …
…
continue reading
Ururka Bris ayaa wadar ahaan ey soo gaareen xiriiro dhan 3,310 intii lagu guda jiray fasaxii kirismaska. Nin ka shaqeynayay daryeelka wayeelka ee magaalada Uppsala ayaa lagu xukumay sideed sannadood oo xarig ah. Sannadkii hore, ku dhawaad 117,000 oo bisadood ayaa ka diiwaan gashanaa diiwaanka bisadaha ee wakaaladda beeraha Iswiidhen.…
…
continue reading
Gabdhaha da'da yar oo jirkooda ka ganacsada, si ey qaamo isaga bixiyaan. Cayilka Iswiidhishka oo walaac ku haya ciidammada qalabka sida Labadi gaari mid baan fareejo la bixin.Sveriges Radio
…
continue reading
Shirkadda Northvolt oo sii shaqeeyn doonta. Dambiile la qorsheenayey in lagu dili maxkamadda. Maamullada SFI iyo tababbarada xirfadaha oo la isku dareyo.Sveriges Radio
…
continue reading
Duufaan ka jirta Galbeedka Sweden Dacwad ku saabsan dilka shandadda Ganaax sanduuqii gaboobay ee tubaakadaSveriges Radio
…
continue reading
Waxaa maanta wali sii socda dhibaatooyinka ka jira isu socodka ee tareennada mara degmeda Laxå. Sagaal ka mid ah tobankii dhakhtar ee dibadda wax ku soo bartay ayaa ku dhacay imtixaanka lagu helo shatiga dhaktarnimada iswiidhen ee la qaaday bishii nofeembar. 14 qof oo kala bar ka mid ahi ay caruur ahaayeen, ayaa loo qaaday cisbitaalka ka dib markii…
…
continue reading
Ra'iisul wasaare ku xigeenka Ebba Busch ayaa tirtirtay qoraal ay soo dhigtay barta Instagram-ka halkaas oo ay ku qortay in dhibbanaha dambiga loo geeystay uu hadda u marag furi karo si qarsoodi ah. Tirada diiwaan gelinta cusb ee gawaarida rakaabka ee sannadkii 2024 ayaa ku dhamaatay heerkii ugu hooseeyay muddo toban sano ah. Tareennada u kala goosh…
…
continue reading
Idaacada Iswiidhan boqol jirsatay, barnaamijkii ugu horeeyey ee baxana waxaa la sii daayey 1dii Jannaayo sannadkii 1925. Buundada dhexmarta Iswiidhen iyo Denmark ee Öresund oo rikoor cusub qortay ka dib markii dadka iskaga kala goosha labada waddan ay xad dhaafeen. Sannadka cusub ayaa la filayaa in cimiladu noqoto mid wadata dabayllo qaybo badan oo…
…
continue reading
Sannadkan sii dhamaanaya ee 2024-ta ayaa 42 qof kugeeriyooday goobaha shaqada sida lagu sheegay warbixin la soo saaray. Kadib markii sharciyo dhowr ah la bedelay, dalka Iswiidhan dad badan oo dambiyo lagu soo oogay, ayaa dalka laga saara marka ay dhameystaan xukunkooda. Xilliga dayrta, lacagaha la siiyo hay'adaha samafalka ee Iswiidhishka ayaa kord…
…
continue reading
Wiil 14-sano jir ah ayaa looga shakisan yahay inuu ka dambeeyay qarax xalay ka dhacay xaafada Rosengård ee Malmö. Tirada qoysaska qaata kaalmada kirada guryaha ayaa hoos u dhacday 21% sida ay sheegtay qasnada caymiska ee Försäkringskassan. Xisbiga Kristdemokraterna ayaa badalay go'aankoodii hore ee la xirriiray buundada baramoosida ee dugsiyada hoo…
…
continue reading
Nin 20-meeyo jir ah ayaa fiidnimadii khamiista lagu toogtay garaash ku yaala magaalada Norrköping. Baarayaasha xukuumadda ayaa soo jeediyeen, in dukaamada raashinka iyo farmashiyeyaasha ay ku qasbanaadaan inay qaataan lacagaha caddaanka ah. Shan walaalo ah oo lagu xukumay khiyaamo ku sabsan lacagha lagu qaato caawinaadaha daryeelka.…
…
continue reading
Maxkamada degmada Södertälje ayaa maanta xukun xabsi daain ah ku riday nin dilay labo caruur ah oo uu dhalay. Maanta ayaa shan dhallinyaro ah lagu soo oogay dacwad ah inay ku lug lahaayeen dilka Mikael oo 39 jir ahaa, kaas oo gugii la soo dhaafay lagu toogtay xilli uu marayey waddo ku taalla xaafadda Skärholmen. Tirada carruurta ku dhaawacantay baa…
…
continue reading
Shalay ayaa qof loo xiray tuhun dil ah kadib markii haweeney dhaawac ah lagu arkay meel banaan ah ee nawaaxiga Märsta fiidnimadii axaddii. Haweeney 30-meeyo jir ah oo xalay ku dhaawacantay toogasho ka dhacday magaalada Växjö ayaa geeriyootay. Shantii kalkaaliso caafimaad mid ka mid ah ee qalinjabisay intii u dhaxaysay sannadahii 2020 ilaa 2022 ayaa…
…
continue reading
Haweeney 30 jir ah ayaa fiidnimadii axaddii laga helay nawaaxiga Märsta ee waqooyiga magaalada Stockholm iyadoo dhaawac xun loo geeystay. Nin 74 jir ah ayaa lagu xukumay xabsi daain, ka dib markuu sannadkii 1995-tii dil ugu geeystay magaalada Linköping haweeney uu xiriir kala dhaxeeyay wakhtigaa. Sigaar cabidda oo sii yaraanaysaa, halka isticmaalka…
…
continue reading
Qorshe cusub oo lagu yareynayo cunsuriyadda. 200 oo qof ayaa habeen iyo maalin ka shaqeynayey dayactirka waddada xadiidka Malmbanan. Kirismaska cad oo ku yar koonfurta laakiin ku badan nawaaxiga waqooyi ee dalka.Sveriges Radio
…
continue reading