Player FM - Internet Radio Done Right
11 subscribers
Checked 4d ago
Додано seven років тому
Вміст надано Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen and Sveriges Radio. Весь вміст подкастів, включаючи епізоди, графіку та описи подкастів, завантажується та надається безпосередньо компанією Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen and Sveriges Radio або його партнером по платформі подкастів. Якщо ви вважаєте, що хтось використовує ваш захищений авторським правом твір без вашого дозволу, ви можете виконати процедуру, описану тут https://uk.player.fm/legal.
Player FM - додаток Podcast
Переходьте в офлайн за допомогою програми Player FM !
Переходьте в офлайн за допомогою програми Player FM !
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Відзначити всі (не)відтворені ...
Manage series 2141888
Вміст надано Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen and Sveriges Radio. Весь вміст подкастів, включаючи епізоди, графіку та описи подкастів, завантажується та надається безпосередньо компанією Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen and Sveriges Radio або його партнером по платформі подкастів. Якщо ви вважаєте, що хтось використовує ваш захищений авторським правом твір без вашого дозволу, ви можете виконати процедуру, описану тут https://uk.player.fm/legal.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
…
continue reading
574 епізодів

All episodes
×Booliska Stockholm oo ka digaya khamriga been abuurka fasaxa 'midsommar'. Soo jeedin in dadka qaba ADHD iyo Ootisimka loo fududeeyo liisanka darwalnimada. Xaafadda Biskopsgården oo haatan ka jira kooxo dembilayaal ah.
Giriiga ayaa sheegay in ay Israaiil ka daad gureeyeen tiro dad Iswiidhish ah. Xukuumadda ayaa nus bilyan gelinaysa si loo dhimo safafka loo galo daryeelka caafimaadka. Dhaqaalihii lagu taageeray gobollada xilligii covid-19 oo la dhaliilay.
Tiradadadka booqda xarummaha gargaarka degdegga ah oo hoos u dhacay sannadkii hore. Isu socodkii tareenka ee magaalooyinka Sundsvall iyo Umeå oo curyaamay toddobaadkii hore dhamaadkiisii. Ciidammada difaaca oo la shaqeeyaya Telia iyo Ericsson.
Wasaaradda arrimaha dibadda Iswiidhen ayaa adkeynaysa talada socdaalka ee Israa'iil. Booliska oo soo saaray baaritaan ku aadan halka ay dembiyada dalka ka dhacaan. Laba shaqo joojin oo lagu dhawaaqay ayaa la baajiyay.
Qaxootiga Ukrain ka jooga Midowga Yurub oo sharciga loo kordhiyey Israaiil oo xirtay dhammaan safaaradaheeda Howlgal boolis la xiriira carruuraha dalka laga saarayo
Kristersson wuxuu ka qeybgalayaa shirka Bilderberg Northvolt oo shaqaale horleh dhimaysa Shaqo laaanta oo hoos u dhacday
Korontada ayaa mar kale maqan Mönldal. Wiil Swedish ayaa lagu xukumay xabsi dalka Denmark. Dadka taageersan ka mid ahaanshaha Nato ayaa batay.
Qof dheeraad ah ayaa loo qabtay dilkii saddexda qof ee Uppsala. Nin ayaa lagu qabtay isagoo dhoofin rabay gabadh uu dhalay. Xukuumadda oo 100 bilyan oo koroon u qorshaysay in shirkadaha lagu taageero.
Dhowr qof oo loo qabtay qeylo-dhaan hub ka dhacday Östermalm darteed. Nooc cusub oo COVID-19 ah oo faafaya. Banaanbax weyn oo Qaza la xiriira oo ka dhacay Stockholm.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Nin 45 jir ah oo lagu soo eedeeyay isku kicin. Hase yeeshee ay maxkamaddi sii deysay. Galdaloollada xaaqidda, nadaafaddarro iyo aqoonta shaqaalaha ayaa ka dambeysay sannadkii hore baahiddii waxyeello ee bakteeriyada VRE. Xukunno ka badan oo dhaadheer ayaa lagu qaadan kari doonaa qalabka elektrooniga ah ee lugta la isaga xiro ama deegaan la xakameeyey.…
Thailand oo iibsanaysa diyaarada dagaalka dalka Sweden. Pizzeria ayaa u isticmaalay mashiinka sibidhka in uu kuwalaaqdo suugada. Dadkii ku noolaa tuulada Mughayir al-Dayr ee daanta galbeed oo ka qaxay guryihii.
Afar nin ayaa lagu soo oogay dilka fanaankii caanka ahaa C Gambino. Shaqo joojin ay sameeyn doonaan xubnaha ururka shaqaalahadegmooyinka, gaar ahaan shaqaalaha shirkadaha caafimaadka gaarka ah. Mushahaarka madaxda suuqyada saamiyada oo sarreeya.
Baaristii dilkii ka dhacay Örebro ee 10-ka qof toogashada lagu diley oo hoos loo dhigey. Tirrada aabbeyaasha daryeela ilma oo yaraatay illaa sanadkii 2006. Iibinta gawaarida cusub ayaa kor u kacday.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wiil ayaa ku dhintay shil- darawlkii ayaa loo qabtay. Wiil 15 jir ah ayaa waxaa lagu soo oogay dacwad dil magaalada Norrköping. Tirrada shinnida ayaa yaraatay guud ahaan dalka Sweden iyo addunnka ba.
Wakiilka cadaaladda oo dhaleeceeyn u soo jeediyay heyadda xafiiska shaqada. Guri ku yaalla Västerås oo qarax lala beegsaday. Dhallaan iyo qaangaar si sharci darro ah khasab loogu daryeello.
Ласкаво просимо до Player FM!
Player FM сканує Інтернет для отримання високоякісних подкастів, щоб ви могли насолоджуватися ними зараз. Це найкращий додаток для подкастів, який працює на Android, iPhone і веб-сторінці. Реєстрація для синхронізації підписок між пристроями.