Artwork

Вміст надано United Nations Assistance Mission in Somalia. Весь вміст подкастів, включаючи епізоди, графіку та описи подкастів, завантажується та надається безпосередньо компанією United Nations Assistance Mission in Somalia або його партнером по платформі подкастів. Якщо ви вважаєте, що хтось використовує ваш захищений авторським правом твір без вашого дозволу, ви можете виконати процедуру, описану тут https://uk.player.fm/legal.
Player FM - додаток Podcast
Переходьте в офлайн за допомогою програми Player FM !

Path to Peace (Episode 306): Youth-led peace initiatives

17:00
 
Поширити
 
Manage episode 341347933 series 2276607
Вміст надано United Nations Assistance Mission in Somalia. Весь вміст подкастів, включаючи епізоди, графіку та описи подкастів, завантажується та надається безпосередньо компанією United Nations Assistance Mission in Somalia або його партнером по платформі подкастів. Якщо ви вважаєте, що хтось використовує ваш захищений авторським правом твір без вашого дозволу, ви можете виконати процедуру, описану тут https://uk.player.fm/legal.
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan ku eegaynaa dadaalada nabadeed ee Soomaaliyeed ka hor Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda. Waraysiga ugu horeeya, Maxamed Shiikh Saciid, oo ah Gudoomiyaha Madasha Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Mudug, ayaa dhagaysteyaasha uga sheekaynaya waxa ku dhaliyay isaga dhalinyarada saaxiibadiis ah in ay ka shaqeeyaan nabadda bulshada Magaalada Gaalkacyo. Wuxuu sidoo kale sharaxaad ka bixinayaa Carwada Buugaagta Gaalkacyo iyo faa’iidooyinka nabadda ee ay u soo jiidayso Gobolka Mudug. Waxaan sidoo kale waraysanay, Dr. Kaafiyo Abdifitah Abdullahi, oo iyaduna ka socota Madasha Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Mudug ayaa na la wadaagaysa saamaynta dadaalada nabadda ee bulshooyinka guud ahaan Gobolka Mudug. Waxay sidoo kale ka hadlaysaa waxa ay gobolada kale ee dalku ka baran karaan dadaalada nabadda Gaalkacyo. Barnaamijka waxaa daadihinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed. Nala wadaag aragtidaada adigoo wacaya idaacadda aad jeceshahay inta lagu guda jiro wakhtiyadaan. Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Radio Sanguuni (9.00 a.m.) Radio Waamo (9.00 a.m.) Radio Isnaay (9.00 a.m.) Radio Beerlula (9.00 a.m.) Radio Alraadi (Arbaco 9.00 a.m.) Radio Daar Dheer (9.00 a.m.) Dhageyso Podcastiga barnaamijkaan iyo kuwii ka horeeyeyba. iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ --------------------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/ Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ------------------------------ ------------------------------ This week on #TubtaNabadda, we talk about local peace initiatives in Somalia ahead of the International Day of Peace. In the first interview, Mohamed Sheikh Said, Chairperson of Mudug Peace and Integration Forum (MPIF), tells the listeners about what inspired him and fellow youth to work for the peaceful co-existence of communities in Galkayo city. He also introduces the Galkayo Peace Bookfair and the benefits it brings to the Mudug region. Our second speaker, Dr. Kaafiyo Abdifitah Abdullahi, from the same organisation, shares her experience with the impact of MPIF’s initiatives on the lives of communities across the Mudug region and what inspiration they could be for other regions in Somalia. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your views by calling in your favourite radio station during the show today.
  continue reading

284 епізодів

Artwork
iconПоширити
 
All episodes

×
 
Loading …

Ласкаво просимо до Player FM!

Player FM сканує Інтернет для отримання високоякісних подкастів, щоб ви могли насолоджуватися ними зараз. Це найкращий додаток для подкастів, який працює на Android, iPhone і веб-сторінці. Реєстрація для синхронізації підписок між пристроями.

Короткий довідник