Kaaba відкриті
[search 0]
більше
Download the App!
show episodes
 
Artwork

1
Kaaba

Ayaan Kaaba

Unsubscribe
Unsubscribe
Щодня+
 
Magacaygu waa 'Ayaan Kaaba', waxaan doonayaa in aan halkan kuugu soo gudbiyo waxyaabo badan oo quseeya arrimaha bulshada, waxaa kale oo aan soo gudbin doonaa sheekooyin badan oo ay kaw ka tahay 'Taxanaha sheekada Haajira', iyo Suugaantayda.
  continue reading
 
Loading …
show series
 
Waa tuma Haajira? Waxa ay dhalatay xilli ay qoyskeedu ka soo guurayeen Miyiga, una soo anbo baxayeen Magaalada, halkaasi oo ay muddo sannad iyo wax la jira ay ku wada noolaayeen arooskoodii kadib, Hooyadeed Suubban iyo Aabbaheed Caynab. Waxay iska ahaayeen reer guuraa xoolo dhaqato ah, balse markii ay Suubban ku xanuusatay uurka waxa ay nacday Miyi…
  continue reading
 
"Waxa aan idinka haqabtiri doonaa tix iyo tiraabba, waxa aan dhegihiina maqashiin doonaa wax u qalma, waxa aan idiin soo gudbin doonaa mawduucyo muhiim ah oo arrimaha bulshada ku saabsan, waxa aan idin soo gudbin doonaa sheekooyin taxanayaal ah oo ku salaysan qisooyin dhab ah. Qisada ugu horraysa ee aan idiin hayaa waa Haajira, waa qiso aad ku maql…
  continue reading
 
Bismillahirahmanirahim, buat data pribadi ajaa ini untuk mengingat waqafku ketika menghafal. Masih banyak kesalah ketika aku denger lagi di 4 tempat 1. ع pada ayat 143 2. Idgam mimi di ayat 147 3. Awal 149 4. ه pada ayat 150. Selebihnya ada panjang pendek yg kurang lengkap. Dan beberapa kekurangan yang disebeabkan ketelitian. Mohon bersama-sama di …
  continue reading
 
Loading …

Короткий довідник